Dhageyso Warka duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14-05-1442 oo waafaqsan 29-12-2020, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.