Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-05-1442 oo waafaqsan 31-12-2020, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan.