Diirada jimcaha oo looga hadlay xiisadaha Siyaasadeed ee Muqdisho.

Barnaamijka Diirada jimcaha oo maanta ay marti ku ahaayeen Aqoonyahanada Cazaam Axmed oo jooga Muqdisho iyo Maxamuud Ugaas oo ku nool dalka dibadiisa ayaa maanta looga hadlay xiisadaha siyaasadeed ee ka aloolsan Muqdisho una dhaxeeya midowga musharaxiinta iyo hoggaanka dowladda federaalka.

Halkan kala deg Diirada Jimcaha 18 12 2020.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.