Masuul katirsan Dowladda Kenya Oo u dhintay Cudurka Corona Virus.

Gudoomiyihii is maamulka Naymira ee dowladda Kenya ayaa lagu soo waramayaa inuu u dhintay cudurka Coronavirus, kadib in muda ah oo uu la xanuunsanayay.

Masuulkan Kenyaatiga ah oo ay da’diisa ku dhowdahay 50 sano ayaa lagu soo waramayaa inu u dhintay cudurka Coronavirus, iyadoo mudooyinkii u dambeeyay uu aad ula xanuunsanaa Corona.

Dowladda Kenya ee uu hogaamiyo Uhuru Kenyata ayaa shaacisay in aas qaran loo sameyn doono masuulkan katirsan dowladda Kenya ee geeriyoday labo maalin kadib.

Kenya ayaa kamid ah wadamada uu so gaaray cudurka Coronavirus marka laga hadlayo wadamada qaaradda Africa.

Halkan ka dhagayso Masuul katirsan Dowladda Kenya Oo Coronavirus u dhintay

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.