Meydka Sarkaal Kenyaati ah iyo Xaaskiisa Oo Laga helay Gurigooda. (Dhagayso)

Waxaa la heley meydka sarkaal katirsna ciidamada booliiska Kenya iyo xaaskiisa, kadib markii sarkaalku toogtay xaaskiisa.

Sarkaalka ayaa markaas kadib isaga is toogtay, waxaana arintan ay ka dhacday degmada Lunga lunga ee wadanka Kenya.

Waxaa illaa iyo hadda la ogeyn sababaha rasmiga ah ee keeney dhacdadan, waxaase loo badinayaa iney murmeen sarkaalka iyo xaaskiisa.

Halkan ka dhagayso Maydka Sarkaal Kenyaati ah iyo xaaskiisa oo laga helay guriyooda

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.