Weeraro Kala duwan oo ka dhacay min Goolis illaa Koonfurta Soomaaliya.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa fuliyay silsilado weeraro ah oo beegsaday ciidamada Shisheeyaha iyo askarta Soomaalida ee ku wehlineysa duulaankooda.

Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa ku waramaya in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay duqeyn xoogan ku garaaceen saldhig Galgala ay ku leeyihiin ciidamada BIS-ta maamulka Puntland.

Duqeyn iyo dagaal toos ah ayaa la isugu daray ciidamada maamulka Puntland, waxaana laso warinayaa iney jirto waxyeello kala duwan.

Halkan ka dhagayso faafaahin weeraro horleh oo ka kala dhacay qeybo kamid ah Soomaaliya

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.