Barnaamij Taxane Ah: UMMADUHU WAA AKHLAAQ Q 6-Aad (Dhagayso)

Ummaduhu Waa Akhlaaq: Waa Barnaamijyo taxane ah oo aan ku soo gudbineyno dhaqan xumo aad u daran oo kusii lixaadsanaysa wadanka siiba magaalooyinka waaweyn sida: Hargeysa, Garowe, Gaalgacyo, Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo iyo kuwa lamidka ah.

Qeybtaan  Lexaad   waxaynnu kusoo bandhigaynaa heerka dhaqan xumo iyo dib udhac ee ka jira deegaanada uu kataliyo maamulka Galmudug.

Halkan ka dhagayso Q 6 aad  Barnaamijka Ummaduhu Waa Akhlaaq

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.