Barnaamij Taxane Ah: UMMADUHU WAA AKHLAAQ Q 5-Aad (Dhagayso)

Ummaduhu Waa Akhlaaq: Waa Barnaamijyo taxane ah oo aan ku soo gudbineyno dhaqan xumo aad u daran oo kusii lixaadsanaysa wadanka siiba magaalooyinka waaweyn sida: Hargeysa, Garowe, Gaalgacyo, Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo iyo kuwa lamidka ah.

Qeybtaan  shanaad iyo Tii Afaraad ee aad soo dhagaysateen  waxaynnu kusoo bandhigaynaa heerka dhaqan xumo ee deegaanada la isku yiraahdo Puntland.

Halkan ka dhagayso Q 5-aad Barnaamijka Ummaduhu Waa Akhlaaq

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.