Barnaamij Taxane Ah: UMMADUHU WAA AKHLAAQ Q 7-Aad (Dhagayso)

Ummaduhu Waa Akhlaaq: Waa Barnaamijyo taxane ah oo aan ku soo gudbineyno dhaqan xumo aad u daran oo kusii lixaadsanaysa wadanka siiba magaalooyinka waaweyn sida: Hargeysa, Garowe, Gaalgacyo, Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo iyo kuwa lamidka ah.

Qeybta Todobaad waxaynnu kusoo bandhigaynaa dhaqan xumada iyo fasahaadka ka jira magaalada Muqdisho.

Halkna ka dhagays Q 7 aad Barnaamijka ummaduhu Waa Akhlaaq.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.