Barnaamij Taxane Ah: UMMADUHU WAA AKHLAAQ Q 8-Aad (Dhagayso)
Ummaduhu Waa Akhlaaq: Waa Barnaamijyo taxane ah oo aan ku soo gudbineyno dhaqan xumo aad u daran oo kusii lixaadsanaysa wadanka siiba magaalooyinka waaweyn sida: Hargeysa, Garowe, Gaalgacyo, Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo iyo kuwa lamidka ah.
Qeybta sideedaad waxaa looga sii hadlay dhaqan xumada iyo fasahaadka ka jira magaalada Muqdisho.