Dhagayso Alshabaab oo ku baaqday in La dilo guddoomiyaha gobalka Mudug.

Afhayeenka xarakada shabaabul mujaahidiin sheekh Cali Maxamuud Raagge ayaa dadka ku dhaqan Gaalkacyo usoo jeediyay inay dilaan Gudoomiyaha gobalka Mudug ugu magacaaban Puntland kaasi oo dhawaan sheegay inuu aad unecebyahay masaajida iyo Aadaanka.

Sheekh Cali dheere ayaa sheegay in masaajida ay kamid yihiin muqadasaadka islaamka isagoo wax lala yaabo ku sifeeyay dadkii usacbiyay Gudoomiyaha gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur xiliga uu durayay masaajida.

Sheekh Cali dheere ayaa ciidankooda iyo dadka ku dhaqan Gaalkacyo usoo jeediyay inay beegsadaan gudoomiyaha Mudug.

Halkan ka dhagayso Kalimadda Sheekh Cali Dheere

Culimada rabaaniyiinta ayaa aad unuqday oo gaalnimo ku xukumay Cabdaladhiif Muuse Nuur oo dhawaan muujiyay sida uu unecebyahay masaajida allaah

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.