Dhagayso:Diirada jimcaha oo looga hadlay duqeymaha Maraykanka uu kawado Soomaaliya.

Waxaa sanadkaan cusub xoogeystay duqeymaha diyaaradaha Maraykanku ay ka gaysanayaan dhulka ay kataliso xarakada alshabaab.

Qaar kamid ah duqeymaha  ayaa waxaa ku ku dhintay dad shacab ah,waxaana kamid ahaa suldaankii beesha habar gidir ee jubbooyinka suldaan Maxamed Cabbaas oo lagu dilay dulleedka Jamaame.

Diirada jimcaha oo todobaadkaan looga hadlay duqeymaha Maraykanka waxaa marti ku ahaa Aqoonyahan Cazaam Axmed iyo Abuu faatimah.

Halkan ka dhagayso Diirada Jimcaha 22 01 2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.