Dhagayso:Diirada Jimcaha oo looga hadlay duqeymihii Maraykanka ugaystay Alfurqaan.

Barnaamijka diirada jimcaha oo kamid ah barnaamijyada todobaadlaha ah ee maalinta jimcaha ka baxa idaacada Alfurqaan ayaa maanta looga hadlay duqeymihii diyaaradaha Maraykanka ugaysteen xarumaha idaacada Alfurqaan ee Saakow iyo Kuunyo Barrow.

Waxaa Barnaamijka marti ku ahaa Cilmi Xuseen Cali.Maxamed Mayow Abuukar iyo Suldaan Aadan Cismaan.

Sidoo kale waxaa barnaamijka qeyb ka ah dhagaystayaasha Alfurqaan oo aad ucanbaareeyay duqeymaha Maraykanka,

Halkan ka dhagasyo diirada jimcaha oo tayo sarre ah 08 01 2021.

Halkan ka dhagayso diirada jimcaha oo tayo dhexe ah 08 01 2021

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.