Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-05-1442 oo waafaqsan 10 -01- 2021, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan.