Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Axad, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 18-06-1442 oo waafaqsan 31-01-2021, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan.