Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-06-1442 oo waafaqsan 29 -01- 2021, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdinaasir.