Dhegeyso Warbixin Dowladda federaalka oo ku fashilntay in ay ardayda uga jawaabto Su’aalo adag oo ay weydiiyeen

Dowladda Federaalku waxay ximabarsan tahay Manhaj wax wax barasho oo Shisheeye kaasoo loogu tala galay in lagu shubo Maskaxda dhalinayrada Soomaaliyeed si ay u noqdaan kuwa aan shisheeyaha Cadaw Cadaw Diineed iyo mid wadanba u aqoon.

waxaa la bedelay Manhajkii hore ee wax Barashada Soomaaliya kaasoo laga saaray waxyaabo badan oo Shisheeyuhu dhibsaday halka waxyaabaha qaarna qayb laga bedelay.

Badda Soomaaliya oo Dhirirkeedu yahay 3333 ayaa Manhajka Wax Barashada iminka lagu dhigay in ay intaa ka yar tahay oo aysan u dhaweyn.

Mashruucaanu wuxuu  Muujinayaa in Berri Dowladda Federaalku keeni karto waxyaabo kale oo ka sii qatar badan.

Halkaan ka dhegeyso Warbixin Dowladda federaalka oo ku fashilantay in ay ardayda uga jawaabo Su’aalo adag oo ay weydiiyeen.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.