Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 12-06-1442 oo waafaqsan 25-01-2021, Warka Duhurnimo  waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Yaasiin Jaamac Soomali.

Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo 25 01 2021.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.