in ku dhaw Afar kun oo shalay oo kaliya Maraykanka ugu dhintay Corona.(Maqal)

Shalay oo talaado ahayd  Mareykanka wuxuu diiwaan geliyay dhimashada in ka badan 3,900 oo qof oo u dhintay virus-ka corona sida laga soo xigtay xog ay baahisay Jaamacadda Johns Hopkins ee dalka Maraykanka.

Jaamacadda ayaa sheegtay  in ka badan 3,930 qof inay udhinteen Corana halka uu ku dhacay .250,000 oo ruux.

6 maalmood ka hor ayay ahayd markii maalin qora dalkaasi laga diiwaan galiyay dhimashada 3,920 oo qof.

Waxaa xusid mudan in xog laga heynin dadka cudurka ugu dhimanaya guryahooda.

Halkan ka dhagayso faafaahim ku aadan Corona.

Maraykanka ayaa safka horre kaga jira dalalka uu la dagay cudurka.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.