Sheekh Nuur Macalim Cabdiraxmaan oo ka digay ka qeybgalka Doorashooyinka.(Maqal)

Shisheeyaha iyo dowladda federaalka ayaa qorsheynaya in la qabto doorasho xiligaan aanan heshiis lagu ahayn hannaanka ay udhacayso.

Sheekh Nuur Macalim Cabdiraxmaan oo kamid ah cullimada diinta islaamka ee aad looga yaqaanno gudaha dalka ayaa maanta marti ku ahaa barnaamijka diirada Jimcaha oo looga hadlay xukunka ka dhalanaya in laga qeybgallo ama loo ololeeyo doorashooyinka dimuqraadiyadda ku salaysan ee laga abaabulayo Muqdisho.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diirada Jimcaha 29 01 2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.