Dhagayso Barnaamijka Diirada Jimcaha oo Marti uu ku yahay Dr Xanafi.

Barnaamijka Diirada Jimcaha oo marti uu ku ahaa Dr Xanafi Cabdi sheekh Aadan ayaa maanta looga hadlay Faragalinta shisheeyaha gaar ahaan tan Maraykanka uu ku hayo wadanka Soomaaliyeed.

Dr Xanafi ayaa kalimad qodobaysan kaga sheekeeyay xaalka Soomaaliya isagoo kusoo gudbiyay macluumaad ku saabsan duullaanka Soomaaliya iyo dhagarta shisheeyaha.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diirada Jimcaha 05 02 2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.