Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 07 07 1442.
Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 07-07-1442, oo waafaqsan 19-02-2021, Barnaamijka tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
Halkan ka dhagayso Tarbiyada Caruurta 19 02 2021.