Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 23 06 1442.

Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 23-06-1442, oo waafaqsan 05-02-2021, Barnaamijka tarbiyada Caruurta  waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.

Halkan ka dhagayso barnaamijka Tarbiyada Caruurta 05 02 2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.