Dhageyso: Maxay Daaha Ka Rogeen Aflaamtii Tixanaha Aheyd Ee Al-kataib?

Maalmihii lasoo dhaafay mu’assasada warbaahineed ee Al-Kata’ib waxay baahineysay taxane muuqaallo ah oo loogu magacdaray ” Farmaajo: balanqaadyo ben ah iyo himilo halaan hal ah” kuwaas oo lagu soo bandhigay xaqiiqda rasmiga ah ee dowladda uu hogaamiyo Farmaajo, iyo dhibaatada gumeysi iyo mida dhaqaale ee uu dalka ku jiro.

Hadaba warbixintaan waxaanu si guud ugu eegi doonnaa xaqiiqoqoyinkii waweynaa ee ay daaha ka rogeen aflaamtaas ay baahisay mu’assasada warbaahineed ee Al-Kataaib oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixinta Documentary-ga Al-kataib.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.