Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan On Feb 19, 2021 300 0 Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan. Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 07-07-1442, oo waafaqsan 19-02-2021, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir. Halkan ka dhagayso warka Subaxnimo 19 02 2021 0 300 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail