Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Axad, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 09-07-1442, oo waafaqsan 21-02-2021, Warka subax waxaa soo jeedinaa Abuu Bakar Ibraahim.