Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa sabti, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 15-07-1442, oo waafaqsan 27-02-2021, Warka subaxnimo waxaa soo jeediyay Maxamed Daahir.