Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Isniin, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 10-07-1442, oo waafaqsan 22- 02- 2021, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali