Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 11-07-1442, oo waafaqsan 23- 02- 2021, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali