Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 11-07-1442, oo waafaqsan 23-02-2021, Warka subax waxaa soo jeedinaa Cabdullaahi soomaali