Jimciyada samafalka Al-ixsaan Alkhayriyaha oo raashin ka qeybisay shabeellaha Hoose.

Bur,Bariis,Sonkor,saliid Maro kaneecooyin iyo waxyaabo kale ayaa loo qeybiyay 800 oo qoysas danyar ah oo ku ceyrtoobay fatahaada wabiga shabeelle.

Dadkaan ayaa ku dhaqan tuulooyin hoostaga degmada Toora toorow ee shabeellaha hoose.

Wariyaheena Mahad Cubayd oo la socday Jimciyada ayaa nooga diyaariyay warbixintaan.hoos ka dhagayso.

Halkan ka dhagayso warbixinta Gurmadka.

Hoos ka daawo sawiradda.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.