Maxaa Ka jira in Covid 19 uu kusoo labo kacleeyay Soomaaliya.(Maqal)

Dowladda federaalka ayaa sheegtay in nuuca cusub ee Covid 19 isku badalay uu soo gaaray magaalada Muqdisho.

Maalmihii lasoo dhaafay isbitaal Martiini ee magaalada Muqdisho waxaa ku dhintay dad uu soo ritay Cudurka,waxaana kamid ahaa Ugaas Maxamed Weli iyo Sheekh Nuur Baaruud Gurxan.

Hadaba Diirada maanta waxaan ku marti qaadnay Dr Xanafi Cabdi sheekh Aadan oo falanqeeyay waxa ka jira in cudurka uu soo labo kacleeyay isagoo soo jeediyay talooyin caafimaad.

Halkan ka dhagayso barnaamijka diirada jimcaha 19 02 2021.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.