Muuqaal : Waraysi Gaar ah : Deerow Isxaaq Mukhtaar- Ergadii Maamulka Koonfur Galbeed.
Idaacadda Al-Furqaan ayaa baahineysa waraysiyo muuqaallo taxane ah, oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergadii soo xushey baarlamaannada Federaalka iyo maamul goboleedyada ee isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Qeybta (03), waa waraysi aanu la yeelannay Deerow Isxaaq Mukhtaar oo katirsanaa ergadii ka socotay maamulka Koonfur galbeed, waxaana uu u codeeyay xillibaan lagu magacaabo Isgow Deerow Isxaaq oo katirsan xillibaannada Dowladda federaalka.
“ Cabsida waxay naga gaartay inaan ka cabsano Yaanyuurta, anagoo u maleyneyna Al-Shabaab, hadana Alxamdulillaah banaanka Ayaan soo istaagnay, Allaah Ayaan u towbad keennay”. Ayuu yiri Deerow Isxaaq Mukhtaar oo katirsanaa egadii maamulka Koonfur galbeed.
Linkiga hoose ku dhufo si aad u daawato waraysiga muuqaalka ah.