Muuqaal : Waraysi Gaar ah : Maxamad Cabdi Ibraahim- Ergadii Maamulka Hir Shabeelle.
Idaacadda Al-Furqaan ayaa baahineysa waraysiyo muuqaallo taxane ah, oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergadii soo xushey baarlamaanka Dowladda federaalka ee isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Qeybta (04), waa waraysi aanu la yeelannay Maxamad Cabdi Ibraahim oo katirsanaa ergadii ka socotay maamulka Hir Shabeelle, waxaana uu u codeeyay xillibaan lagu magacaabo Cabdi Fataax Qaasim Maxmuud oo katirsan xillibaannada Dowladda federaalka.
“ Waxaa naloo cadeeyay Xaqqa, waxaana nalagu baraarujiyay in waxaan ku dhacnay ay riddo ahaayeen, Shareecada Islaamkana aysan waafaqsaneyn, waxaan faa’iidanana waxaan dib ugula laaban doonnaa dadka aan matalano, waana u faa’ideyn doonnaa ”. Ayuu yiri Maxamad Cabdi Ibraahim oo katirsanaa egadii maamulka Hir Shabeelle.
Linkiga hoose ku dhufo si aad u daawato filimka