MUUQAAL : WARAYSIYO TAXANE AH: Ergadii soo xushey Baarlamaanka Federaalka ee isku dhiibay Al-Shabaab.

Idaacadda Al-Furqaan ayaa baahineysa waraysiyo muuqaallo  taxane ah, oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergadii soo xushey baarlamaannada Federaalka iyo maamul goboleedyada ee isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Qeybta (01), waa waraysi aanu la yeelannay Cismaan Maxamad Rooble oo katirsanaa ergadii ka socotay maamulka Hir Shabeelle, wuxuu watay nin u tartamayay kursiga uu ku fadhiyo Xillibaan Daahir Amiin Jeesow, balse waa laga guuleystay ninkii uu u codeynayay.

“ Islaamnimada waxaan moodeyney sida Qabiilka oo kale, balse maanta waxaan ogaannay in diinta Islaamka lasoo gala, lagana baxo”. Ayuu yiri Cismaan Maxmad Rooble oo katirsanaa ergadii maamulka Hir SHabeelle.

Hoos  Ka daawo Filimka.

https://www.facebook.com/Sacidowcali/videos/494924814868708

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.