Dhagayso Diirada oo Looga hadlay Fadliga Bisha Shacbaan.

Barnaamijka Diirada jimcaha oo maanta oo kale aad ka dhagaysataan warbaahinta islaamiga ah ee Afurqaan waxaan kaga hadalnay fadliga bishaan shacbaan iyo fursadaha ugu jira muslimiinta.

Todobaadkaan waxaa marti ku ahaa diirada oo nagala qeybgalay sheekh Cabdiwaaxid Isxaaq Muudey oo kamid ah cullimada diinta islaamka.

Halkan ka dhagayso Diirada Jimcaha 26 03 2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.