Dhagayso Warka duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Arbaco, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 11-08-1442, oo waafaqsan 24-03-2021, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.