Dhagayso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Axad ,Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 15-08-1442, oo waafaqsan 28-03-2021, Warka Subax waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.