Dhagayso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa sabti ,Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 14-08-1442, oo waafaqsan 27-03-2021, Warka Subax waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.