Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa ISNIIN, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 17-07-1442, oo waafaqsan 29 02-2021, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali