Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 18-07-1442, oo waafaqsan 02-03-2021, Warka Duhurnimo waxaa soo jeediyanaya Cabdullaahi soomaali