Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Sabti, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 07-08-1442, oo waafaqsan 20 03-2021, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abuu Bakar Ibraahim.