Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Isniin ,Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 16-08-1442, oo waafaqsan 29-03-2021, Warka Subax waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali