Diirada Jimcaha oo looga hadlay weerarkii Xabsiga Boosaaso ee Lagu furtay Maxaabiista.

Barnaamijka Diirada Jimcaha oo Maanta marti uu ku ahaa Aqoonyahan Ibnu Muflix ayaa looga hadlay weerarkii Ciidamada xarakada Alshabaab ay  ku qaadeen Xabsiga weyn magaalada Boosaaso gobalka Barri ee lagu soo furtay boqolaal Maxaabiis ah oo ubadnaa dagaal yahanno katirsan Xarakada Alshabaab.

Halkan ka dhagayso Diirada Jimcaha 12 03 2021

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.