Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan
Waxaad halkaan kala socon kartaan wararka iyo barnaamijyada ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.
Maanta waa Talaado,Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 24-08-1442, oo waafaqsan 06-04-2021, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali
Halkaan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo 06-04-2021.