Dhagayso Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Kalimaddii Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Ee Ku wajahneyd Shacabka Reer Jabuuti

Barnaamijka Diiradda jimcaha oo maanta oo kale aad ka dhagaysataan warbaahinta islaamiga ah ee Afurqaan waxaana lagu falanqeeyay kalimaddii uu jeediyay amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Sheekh Abuu Cubayda Axmed Cumar, taas oo ku wajahneyd bulshada reer Jabuuti.

Todobaadkaan waxaa marti ku ahaa diiradda jimcaha Dr-Xanafi Cabdi Sheekh Aadan iyo Nabadoon Cabdullaahi Ansaari oo si qoto dheer kaga hadlay farriimaha ay dirayso kalimadda sheekha iyo qodobo kale oo muhiim ah.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 02-04-2021.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.