Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25-08-1442 oo waafaqsan 06 04-2021 Dhuuxa waxaa caawa soo jeedinaya Zakariye Cumar.