Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 04-09-1442

Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maantana waa Jimco, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 04-09-1442, oo waafaqsan 16-04-2021, Barnaamijka tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubayd.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka tarbiyada caruurta 16 04 2021 04 09 1442

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.