Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 18-09-1442
Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maantana waa Jimco, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 18-09-1442, oo waafaqsan 30-04-2021, Barnaamijka tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubayd.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 18-09-1442.