Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 20-08-1442
Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maantana waa Jimco, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 20-08-1442, oo waafaqsan 02-04-2021, Barnaamijka tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 02-04-2021.